1: Mesha kowaad baad ku qoraysa baytkaad aliftay, meshaa labaadna waxaa soo baxayso cabirkiisa:Caku duunyo iyo maal hadaanCaku duun | yo i yo | maal | ha daan | 2: Markaa baytka dhameystirtid, xaraf haddeysan ku socon, waa lagu sheegin:Caku duunyo iyo maal hadaad, guga u ooyeeysoCaku duun | yo i yo | maal | ha daad | gu ga u | oo | yeey | so |
Xaraf kuma socdo
3: Miisanka hadee wax ka haldantahay, waa lugu calaamadeynaayaa:Caku duunyo iyo maal haadaanCa ku duun | yo i yo | maal | haa daan | Hoos waxaa ku qoran tirada alamaha iyo shaqaldheeraha, kuwasii oo ah iney 20 noqdaan markii la isku daro:Caku duunyo iyo maal hadaanCa ku duun | yo i yo | maal | ha daan |
Tirada Alanka: 9
Tirada Shaqaldheerka: 3
Tirada La Isku Daray: 12
4: Baytka markuu miisaanka le'egyahay iyo xarafraacna leeyahay, waxaa soo baxayso falaar oo aad u isticmaali kartid inaad baytka meel ku kaydiso sidaad baytka ku xigo u qoran kartid: Caku duunyo iyo maal hadaan deeqda laga dhiibin5: Bayt awal kuu kaydsanaa waa iska tiri kartaa, hadaan taabatid or markaasna calamadda gaduudka oo hoos ku taalo aad taabatid1: Caku duunyo iyo maal hadaan deeqda laga dhiibin
6: Bayt hadaad rabtid inaad boos kale galisid, markaa taabatid baytka waxaa ku dhaqaajin karta falaara soo baxa:1: Caku duunyo iyo maal hadaan deeqda laga dhiibin